warar
sawiro
suugaan
waa page ku soo bandhigaya barashada computer-da
warar
Subscribe: Add to Google Add to My Yahoo! Subscribe in NewsGator Online Add to My AOL


Sat, 14 Jul 2007
halkan waxaan idinku soo diyaarin doon sheeko ku saabsan

cali maax iyo cawrala waxaa ahaayeen macaashiqiin ka soo dhex baxay xeebta xiis.......
Posted 13:09

2 comments


Waa ArrinWanaagsan
Sxb Sheekada AQOON DARRO WAA U NACAB JACAY waa sheeko aad u xiiso badan oo xambaarsan suugaan iyo xikmad somaliyeed, haddii aad hayso aad baa loogu baahan yahay in la akhriyo Mahadsanid


salaan igo ku soo biirid
waan idin salaamay walaalaha muslimiinta ahoo waxaan idinku salaamay salaanta islaamka kadib waan idiin mahad celinaa ilaah kadib waxaan kaloo rabaa in aan ra'yi idin ku darsado ra'yigaas oo ah in aad ku soo dartaan waxyaabo aqoonta kordiya sida (hal-xiraalayaal,wacyi galin iyo cashiro aqooneed ah) mahadsanidiin.


Post a Comment: